Abdi-Haybe Blogs

Welcome To Abdi-Haybe Blog, The Globally Updated News Related To The Geopolitics, Economy, Environmental, Climate Change, Social Development And Humanitarian Research

▼
Wednesday, 31 December 2025

Hadal ka soo fakaday Xasan Sheekh oo dareen shaki leh ku abuuray bulshada

›
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hore isagu sifeeyey inuu yahay qof isbedbedla oo maalinba leh weji cusub oo ka duwan kiisii hore ayaa ha...

Ururka Jamaacada Carabta, IGAD iyo Midowga Africa iyo Bariga Africa oo qashinka ku daray qaraarkii DFS ee ku saabsan dedefeynta ictiraafka Somaliland

›
Dowladda Federaalka Somalia ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud oo aan awood iyo sumcad toona ku dhex lahayn ururka Jamaacada ...
Tuesday, 30 December 2025

Cumar Cabdirashiid oo sheegay inaan DFS iyo M. Goboleedyada midna ka hadli karin Midnimo iyo dawlad-dhis

›
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo laba jeer Raysal wasaare ka noqday dalka Somalia ayaa tilmaamay inaan madaxda DFS ka hadli karin midni...

Socdaalka Wefti Dhulbahante ee Ceerigaabo ayaa fariin cad u diraya bulshada gudaha iyo dibada oo ah geedi socodka nabadda iyo wada hadalka

›
Xubno isugu jira Wasiiro, Agaasimayaal, saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin madaxbanaan oo ka soo jeeda beesha Naaleeye Axmed ee qabiilka Dhulb...
Sunday, 28 December 2025

XSM oo ah aabaha musuqmaasuqa waxba kama beli karo go'aanka israaail ku ictiraaftay Jamhuuriyada Somaliland 25 Dec 2025

›
Jamhuuriyadda Somaliland oo ah dawlad ku dhisan nidaam dimuquraadi ah oo qaan-gaadh ah, isla markaana suurtagelisay inay dalkeeda ka qabsoom...

Qareenka Abdinaasiir oo XSM ku tilmaamay inuu yahay qof Hunguri xun, musuqmaasuq, aragti siyaasadeed oo gaaban leh, karti daran

›
Qareenka caanka ah ee Soomaaliyeed ee reer Kenya Axmed-Nasir Cabdullahi ayaa XSM ku eedeyey inuu yahay xudunta iyo asalka dhibaatooyinka Soo...

Maxaa sababey kor u kaca dabka guryaha suuqa hoose ee Ceerigaabo?

›
labadii bilood ee dambaysay waxa kor u kacay tirada guryaha la gubayo ee suuqa heese ee magaalada Ceerigaabo iyada oo aan hal qo...
Saturday, 27 December 2025

"Cirro Balantii Midnomo ee aanu lahay wuu igaga baxay " Xasan Sheekh Maxamuud

›
Madaxeynaha Somalia Xassan Sheikh ayaa kulan uu la yeeshay Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland ...

Eyda Villa Wardhiiglay ha iska ciyaan, geediga Somaliland wuu soconayaa..

›
Madaxda Dowlada Federaalka Somalia oo beryan dambe u muuqatay inay ku mashquulsanaayeen boobka hantida qaranka iyo dhulka danta guud gaar ah...

Madaxweyne Cirro waxuu nasiib u yeeshay ..

›
›
Home
View web version

About Me

My photo
SURAD VIEWS
Abdi Haybe A Senior Journalism, Writer, Environmental And Political Analysis
View my complete profile
Powered by Blogger.