Madaxweynaha uu wakhtigu ku dhamaanayo ayaa ujeedada gogosha wada tashi uga gol leh laba arrimood oo kala ah inu taageero siyaasadeed ka helo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee saaxiibka la ah Iimaaradka Carabta maadama isaga iyo imaaradku ay kala xidhiidh furteen xilli uu dalka Soomaaliya ku jiro marxalada adag.
Xasan Sheekh oo dhawaan u xuubsiibtay inuu noqdo keligii taliye aan cidna wax iskaga tirin ayaa hadda u muuqa inuu yahay nin dib ugu soo laabanaya xayndaabkii sharciga ka dib markuu soo taabtay gidaarka.
No comments:
Post a Comment