Sunday, 14 December 2025

Welcome To Abdi Haybe Blog

 Welcome To Abdi Haybe View



kusoo Dhawoow Bogga Warka Iyo Waayaha Ee Uu Soo warbixinayo Weriye Waayo Badan Soo Jiray.

Waa Cabdi Haybe Waa Wararkii Caalamka Waa Waayo Arag Soo Jirray Markay Werintu Ababtay.


Ka Naso Ayaanu Islahayn Tebinta Lakiin Saxaafada Wiiqantay Iyo Warweerka Bulshada Haysta Ayaa Nagu Keliftay inaanu Wararka Iyo Tebinta Kusoo Laabano.

Inaanu Tababar iyo Wax U Sheeg Ula Soo Holono Dhalinyarada Microphone Wato Ee Aan Iyagu Siddan Bale Sameecadu La Sabasabaynayo Ayaa Ka Mid Ah Soo Noqoshadayda.

Maaha Caddi Haybe Oo Keliya Ee Waa Dhamaan Khubaradii Saxaafadeed Ee Hawl-Gabtay Oo Dib Usoo Hinqatay. 


Waa Inoo Wanaag Iyo Warar Huffan.

Ku Xidhnow Degalkan Aad Dawoodide.

No comments:

.Diplomatic information that could lead to failure due to the internal conflict Hassan Sheikh is instigating in Puntland.

Diplomats have warned of dire consequences that could arise from a civil conflict that former President Hassan Sheikh is orchest...