Tuesday, 30 December 2025

Cumar Cabdirashiid oo sheegay inaan DFS iyo M. Goboleedyada midna ka hadli karin Midnimo iyo dawlad-dhis

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo laba jeer Raysal wasaare ka noqday dalka Somalia ayaa tilmaamay inaan madaxda DFS ka hadli karin midnimo iyo dawlad dhis oo ay siyaasada ku fashilmeen dowlad dhexe ilaa heer maamul goboleed : “Kama hadli karno midnimo iyo dawlad-dhis haddii aan sii wadno Isla xisaabtan la’aanta, ha ahaato Federaalka iyo Dawlad Goboleedyadaba...nidaamka maamul ee hadda jira waa in la saxo, haddii kale dalkani wuxuu ahaan doonaa mid jilicsan oo kala daadsan, mar walbana u nugul farogelin shisheeye.”

No comments:

.Diplomatic information that could lead to failure due to the internal conflict Hassan Sheikh is instigating in Puntland.

Diplomats have warned of dire consequences that could arise from a civil conflict that former President Hassan Sheikh is orchest...