Sunday, 12 April 2026

"Nidaamka ku salaysan Doollarka iyo Cadaadiska Ciidanku Waa Dhamaaday" Axmed Najaad

"Haddii Washington ay rabto inay iska ilaaliso burburkeeda waa inay bartaa ereyga Ixtiraam" 

Madaxweynihii hore ee Iran Maxamuud Axmadi Najad ayaa yiri.
"Dunidu mar dambe ma aqbasho hal waddan oo go'aaminaya masiirka dhammaan quruumaha kale ee ka kala socda badweynta.

Nidaam ku salaysan dollarka iyo cadaadiska ciidanku waa ka dhamaaday. 
Haddii Washington ay rabto inay iska ilaaliso burburkeeda, waa inay bartaa ereyga 'IXTIRAAM'.

Ma nihin gumaysi; 
waxaan nahay ilbaxnimo kumanaan sano jirsaday. 
Weerar kasta oo ay ku qaadaan ciidda Iran waxa ay soo dedejinaysaa dhammaadka saamaynta ay ku leeyihiin qaybtan adduunka.

No comments:

.Diplomatic information that could lead to failure due to the internal conflict Hassan Sheikh is instigating in Puntland.

Diplomats have warned of dire consequences that could arise from a civil conflict that former President Hassan Sheikh is orchest...