Saturday, 28 February 2026

Gen. Paul. "Dagaalka Trump ku qaaday Iiran waa mid ka hor imanaya Dastuurka Mareykanka"

DEG DEG: Taliye hore oo Mareykan ah ayaa sharci daro ku tilmaamay dagaalka Trump ku qaaday Iraan oo aan ogolaansho ka haysan Congresska la bilaabay.

Major General (Ret.) Paul D. Eaton, oo hore u hogaaminayay ciidamada Mareykanka ee dagaalkii Ciraaq, ayaa si fagaare ah uga hadlay dagaalka lala galay Iran, isagoo tilmaamay mid “ka hor imaanaya dastuurka Mareykanka.”

Eaton ayaa sheegay in dagaal aan ogolaansho ka heysan Congress-ka la bilaabay, isla markaana uusan lahayn hadaf cad ama qorshe ah, taas oo uu ku tilmaamay khatar gelinaysa nolosha Mareykanka.

Hadalladiisa ayaa kusoo aaday xilli dood muujinaya oo taagan ka taagan tahay Stephen, iyadoo muran weyn laga keenay sharciyadda iyo ujeeddada militari ee Bariga Dhexe.

No comments:

Trump oo ku hanjabay inuu Isbaaro dhiganayo marinka Hormuz

 Trump oo rajo beelay ayaa isku dayayaa inuu Iran ka adkaado isagoo ku andacoonayaa in Maraykanku gacanta ku haysto marinta  Hor...