Madaxweynihii hore ee Iran Maxamuud Axmadi Najad ayaa yiri.
"Dunidu mar dambe ma aqbasho hal waddan oo go'aaminaya masiirka dhammaan quruumaha kale ee ka kala socda badweynta.
Nidaam ku salaysan dollarka iyo cadaadiska ciidanku waa ka dhamaaday.
Haddii Washington ay rabto inay iska ilaaliso burburkeeda, waa inay bartaa ereyga 'IXTIRAAM'.
Ma nihin gumaysi;
waxaan nahay ilbaxnimo kumanaan sano jirsaday.
Weerar kasta oo ay ku qaadaan ciidda Iran waxa ay soo dedejinaysaa dhammaadka saamaynta ay ku leeyihiin qaybtan adduunka.
No comments:
Post a Comment