Afaran Maamul oo ah kuwa xilligan xidhiidhka tooska ah la leh DFS, ayaa laga cabsi qabaa inay ku biiraan safka Puntland iyo Jubbaland oo iyagu hore xidhiidhkii wada shaqeynta ugu jarey Dowladda Federaalka Somalia kadib markii ay ku tagri fashay awoodii Dowladnimada Soomaaliyeed kan dhigtay NGO ay ku maxaafsadaan shaqsiyaad gaar ahi.
Welcome To Abdi-Haybe Blog, The Globally Updated News Related To The Geopolitics, Economy, Environmental, Climate Change, Social Development And Humanitarian Research
Monday, 12 January 2026
Hirshabeele , Waqooyi bari, Galmudug iyo KG oo u jaray xidhiidhkii Wasaarada Diinta Somalia oo isu-bedeshay NGO uu ku maxaafsado Horjoogihii hore ee As Roobow Al-Maansoor
Wasaaradaha Arrimaha Diinta ee maamulada Woqooyi-bari, Hirshabeelle, Galmudug & KGS ayaa ku dhaawaqay in ay xidhiidhka u jareen Wasaaradda Arrimaha Diinta Federaalka Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen in horjoogihii As Roobow Al- Maansuur isku cuno duubay keligii maamulka Xajka kana baydhay hanaanka federaalka dalka.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
-
Welcome To Abdi Haybe View kusoo Dhawoow Bogga Warka Iyo Waayaha Ee Uu Soo warbixinayo Weriye Waayo Badan Soo Jiray. Waa Cabdi Haybe Waa Wa...
-
E-Visa Scandal: Bribery in Mogadishu Targeting Somaliland and Puntland Travelers By Abdi-Haybe Blogs , Independent Reporter – 14 December 2...
-
SHAQSIYADA IYO SIFADA SULDAAN MAXAMUUD CALI-SHIRE (1876-1960) (Illaahay haw naxariistee). Suldaan Maxamuud Cali-Shire ( 1876-196...
No comments:
Post a Comment