Qareenka caalamiga ah ee Cabdi-Naasir ayaa marar kasta bulshada Soomaaliyeed u iftiimiya dhaliilaha siyaasadeed iyo musuqmaasuqa hogaamiye Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda oodaha jabsaday
Welcome To Abdi-Haybe Blog, The Globally Updated News Related To The Geopolitics, Economy, Environmental, Climate Change, Social Development And Humanitarian Research
Sunday, 28 December 2025
Qareenka Abdinaasiir oo XSM ku tilmaamay inuu yahay qof Hunguri xun, musuqmaasuq, aragti siyaasadeed oo gaaban leh, karti daran
Qareenka caanka ah ee Soomaaliyeed ee reer Kenya Axmed-Nasir Cabdullahi ayaa XSM ku eedeyey inuu yahay xudunta iyo asalka dhibaatooyinka Soomaaliya, isaga oo ku tilmaamay qof musuqmaasuq ah, hunguri xumo, karti daran aragti siyaasadeed oo gaaban leh isla markaana jahawareersan.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Donald Trump wuxuu leeyahay dadka ka badbaaday Epstein waa "dhibanayaal ama wax kale"
Trump wuxuu ku kacsan yahay inuu ku dhaleeceeyo dadka ka badbaaday Epstein inay yihiin "dhibanayaal ama wax kale" hada...
-
E-Visa Scandal: Bribery in Mogadishu Targeting Somaliland and Puntland Travelers By Abdi-Haybe Blogs , Independent Reporter – 14 December 2...
-
Welcome To Abdi Haybe View kusoo Dhawoow Bogga Warka Iyo Waayaha Ee Uu Soo warbixinayo Weriye Waayo Badan Soo Jiray. Waa Cabdi Haybe Waa Wa...
-
SHAQSIYADA IYO SIFADA SULDAAN MAXAMUUD CALI-SHIRE (1876-1960) (Illaahay haw naxariistee). Suldaan Maxamuud Cali-Shire ( 1876-196...
No comments:
Post a Comment